Baarlamaanka Puntland
Madaxweynaha Puntland oo Baarlamaanka hordhigay hindise Sharciyeed cusub
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Sabtida maanta waxaa u bilaawday Kalfadhiga 47aad tan iyo 25-kii October 2020 oo ay...
Baarlamaanka Puntland oo maanta Xasaanadii ka qaaday 8 Xildhibaan +(Dhageyso Sababta)
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa Khamiistii maanta ah xasaanadii ka qaaday Siddeed Xildhibaan oo lagu soo eedeeyay inay jabiyeen xeer...
Baarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021-ka
Garoowe (Halqaran.com) - Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Puntland oo uu shir guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashid Yuusuf Jibril oo ay...
AKHRISO: Baarlamaanka Puntland oo ka hor yimid sharciyadii uu meel mariyay...
AKHRISO: Baarlamaanka Puntland oo go'aan cad ka soo saaray sharciyadii uu meel mariyay BF Somaliya
Garowe (Halqaran.com) – Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan...
DHAGEYSO: Baarlamaanka Puntland oo go’aan adag ka qaatay matalaada gobolka Banaadir
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu...
Baarlamaanka maamulka Puntland oo 10 kun doollar ugu deeqday gurmadka Qardho
Qardho (Halqaran.com) - Golaha Wakiillada maamulka Puntland ayaa deeq lacageed ku wareejiyey gudiga gurmadka ee magaalada Qardho
Xildhibaano ka tirsan gudiga joogtada ah ee golaha wakiillada...









