Saturday, June 27, 2026
26.9 C
Mogadishu

Baarlamaanka maamulka Puntland oo 10 kun doollar ugu deeqday gurmadka Qardho

Qardho (Halqaran.com) – Golaha Wakiillada maamulka Puntland ayaa deeq lacageed ku wareejiyey gudiga gurmadka ee magaalada Qardho

Xildhibaano ka tirsan gudiga joogtada ah ee golaha wakiillada oo maanta safar dhanka dhulka ah kaga soo ambabaxay Garoowe ayaa magaalada Qardho kula kulmay guddiga sare ee gurmadka fataahadaha Qardho.

Xildhibaannadan ayaa waxa ay ka xog wareysteen daddaalada loogu gurmanayo shacabka dhawaan ay saameysay fatahaadu

Gudiga oo uu hoggaaminayo gudoomiye ku xigeenka 1aad, Cabdicasiis Cabdulaahi Cismaan ayaa bogaadiyey dadaalada gurmadka ee socda, waxaana ay lacag dhan Toban kun oo doolar (10,000$) ku wareejiyeen gudiga gurmadka, taas oo Xildhibaanadu ugu talagaleen in so hordhac ah looga qayb-qaato gurmadka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...