gurmadka Qardho
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Beesha Caalamka ugu baaqay dardar-gelinta gurmadka Qardho
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay kulan looga hadlaay isku dubaridka u gurmashada Qardho oo ay ka qeyb...
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay weerarkii ay maanta fashiliyeen ciidanka ammaanka...
Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus.
Saciid Deni...
Baarlamaanka maamulka Puntland oo 10 kun doollar ugu deeqday gurmadka Qardho
Qardho (Halqaran.com) - Golaha Wakiillada maamulka Puntland ayaa deeq lacageed ku wareejiyey gudiga gurmadka ee magaalada Qardho
Xildhibaano ka tirsan gudiga joogtada ah ee golaha wakiillada...






