Sunday, May 10, 2026
27.7 C
Mogadishu

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Magacaabay Taliyaal cusub

Muqdisho (Halqaran.com)- Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha ciidanka Boliska Soomaaliya ayaa maanta xilal u kala magacaabay seddax sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliska.

Saraakiisha la magacaabay ayaa kala ah:-

1) G/Sare Cabdikariin Xuseen Macalin ayaa loo magacaabay Taliyaha Akadeemiyada Gen. kaahiye.

2) G/le Cabdifitaax Bashiir Cali ayaa loo magacaabay Taliyaha Saldhigga Airpor-ka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho.

3) G/Le Asad Cabdalla Saciid ayaa isna loo magacaabay Taliyaha Laanta Miina Baarista ciidanka Booliska Soomaliyeed.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...