Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XASAASI+ SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka ka dambeeya Safarka M/weyne ku-xigeenka...
Ceelwaaq (Halqaran.com) - Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne Ku-xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa Jimcihii maanta gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobolka...
SAWIRRO: Somaliya oo ka qeybgashay shirka wasaaradda gaadiidka Jaamacadda Carabta ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Salaad (Oomaar), ayaa Magaalada Elexandria ee Dalka Masar kaga qeyb galay shirka...
XOG XASAASI: Jubbaland oo Shuruud adag ku xirtay inay heshiis la...
Kismaayo (Halqaran.com) – Iyadoo khilaaf xoogan uu maamulka Jubbaland kala dhaxeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sharuud ku xirtay in wada hadalo xal looga...
FAALLO – Puntland: Xil ka-qaadis itus oo itaabsii ah!
FAALLO (Halqaran.com) - Puntland khilaafkii siyaasadeed ayaa isu rogay gacan ka hadal. Ciidamada Boliiska Puntland ayaa weerar ku qaaday Xarunta Baarlamaanka Puntland. Inta la...
DAAWO SAWIRRO: Kumaandooska lagu soo tababaray dalka Turkiga oo Muqdisho la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidan cusub oo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa waxay gelinkii dambe ee Khamiistii soo gaareen Magaalada Muqdisho, ka dib markii ay...
DAAWO VIDEO: Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo si aan laga fileyn uga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa wax laga Xumaado ku tilmaantay Hadalkii dhowaan kasoo yeeray Madaxwaynihii...







