Monday, July 27, 2026
25.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cirro: ‘‘Muuse Biixi Somaliland xoog kumuusan qabsan, kumana...

Hargeysa (Halqaran.com) - Guddooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Cirro ayaa luuqad adag kula hadlay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Guddoomiye Cirro ayaa ka...
Weriye Ahmed Abdi

Ma Run baa in Hub lagala baxsaday wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si Kulul u beeniyay warar la isla dhexmarayay oo ku aadan in hub lagala baxsaday...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka ogtahay Ujeedka booqashadii qarsoodiga aheyd ee taliyaha sirdoonka Nigeria...

Muqdisho  (Halqaran.com) - Taliyaha Sirdoonka dalka Nigeria Axmed Rufaaci, ayaa booqasho qarsoodi ah ku yimid Magaaladda Muqdisho. Booqashadaan ayaa qaadan doonta muddo labo maalin ah,...
Editor

Farmaajo oo Nairobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya, Muxuuse kala...

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo magaalada Nayroobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa...
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Wararkii ugu dambeeyay maleeshiyaadkii hubeysnaa ee maanta gudaha u...

Boosaaso (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay xoog ku galeen gudaha xarunta gobolka Bari ee magaalada Boosaaso. Wararka ayaa sheegaya,...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Laba Nin Al-Shabaab oo maanta Askari ku toogtay Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa galabta saldhiga booliska ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir lagu soo bandhigay laba nin oo dhallinyaro ah oo Arbacadii maanta...