Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
MAQAAL XIISO LEH: Soomaaliya xiriir ma la samaysan kartaa Israel!
Maqaal (Halqaran.com) - Intaynaan ka jawaabin su’aashaas, bal marka hore aan iswaydiino waddamada xiriirka la leh Israel iyo waddamada aan la lahayn iyo inta...
DAAWO SAWIRRO: Muxuu madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen‘ kala hadlay Odayaashii reer...
Waajid (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa waxaa uu habeenkii Isniinta Degmada Waajid ee Gobolka Bakool uu kula...
Dawlada Soomaaliya oo Shaqo joojin Ku Sameysay Hey’ado ka Howlgalayay Gudaha...
Muqdisho (Halqaran.com)- War saxafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafainta Soomaaliya ayaa hakisay shaqooyinkii ay dalka ka hayeen laba hey’adood oo kala ah Media...
XOG: Dr Gaas ‘‘Madaxweyne Farmaajo Shido gacmahaaga ku falkiso, adiga ayay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa ka hadlay dagaalka Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka u dhaxeeya.
Mar uu la...
DAAWO VIDEO: Jabhadii looga dhawaqay galbeedka Somaliland oo soo bandhigay cududooda...
Awdal (Halqaran.com) – Markii ugu horreysay waxaa Warbaahinta la hadlay Saraakiisha Hoggaaminaysa Jabhadda (Cawaale) ee looga dhawaaqay galbeedka Somaliland, Kuwaasi oo sheegay inay Gacanta...
DEG DEG: Weerar Khasaare geystay oo jidgal ah oo caawa lagu...
Afgooye (Halqaran.com) – Wararka goor-dhow caawa na soo gaaraya ayaa sheegaya, in kolonyo ay la socdeen ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika caawa lagu weeraray...







