Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Jabhadii looga dhawaqay galbeedka Somaliland oo soo bandhigay cududooda Ciidan & Awoodooda.

Awdal (Halqaran.com) – Markii ugu horreysay waxaa Warbaahinta la hadlay Saraakiisha Hoggaaminaysa Jabhadda (Cawaale) ee looga dhawaaqay galbeedka Somaliland, Kuwaasi oo sheegay inay Gacanta Somaliland ka bixin doonaa  Gobolada Awdal iyo Salal, iyagoona soo bandhigay Cududooda ciidan.

Sarkaakiisha ayaa sheegay inay  Naftooda u hurayaan, Waxayna xuseen in Jabhadii SNM ee dagaalka gashay ay markii hore ku bilaabatay dhowr qof.

Shacabka Gobolka Awdal ayaa ugu baaqeen inay  Isku diyaariyaan Duulaanka ay ku soo qaadi doonaan Gobolka ee ka dhanka ah Xukuumadda Somaliland ee uu madaxweyne ka yahay Muuse Biixi Cabdi.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka Jabhada Cawaale:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...