Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DEG DEG + DAAWO VIDEO: Salaad Cali Jeelle oo Hanjabaadii Sheekh...
Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo hadda ka mid ah siyaasiyiinta taageersan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta weerar culus ku...
AKHRISO: Beelaha gobolka Bari oo War deg-deg ah ka soo saaray...
Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Date 11/11/2019
War-Murtiyeed ka soo baxay Isbahaysiga Beelaha gobolka Bari
Xaaladda Maanta ay ku sugan tahay Puntland
Maamulka Puntland oo 21-jirsaday waxaa u degsan dastuur...
XOG CUSUB: Ra’iisul wasaarihii hore ee Somaliya ‘Geedi‘ oo jawaab kulul...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa dareen ka muujiyay farriintii dhiilada xambaarsaneyd ee Axadii ka soo yeertay...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda Nairobi ee dalka Kenya.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...
Duqa Baledweyne oo ka hadashay dadka weli lagu la’yahay fatahaadaha Baledweyne
Baledweyne (Halqaran.com) - Duqa Magaalada Baledweyne, Safiya Xasan Sheekh Cali Jimcaale ayaa waxay maanta sheegtay inay jiraan dad lagu la’yahay fatahaadaha ka jira Magaalada...
CCWarsame oo weeraray ku qaaday Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed (Ogow Sababta)!
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ayaa waxaa uu weeraray General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.
Taliyaha ayaa wuxuu sheegay...







