Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Magacaabay Taliyaal cusub
Muqdisho (Halqaran.com)- Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha ciidanka Boliska Soomaaliya ayaa maanta xilal u kala magacaabay seddax sarkaal oo ka tirsan ciidanka...
Qarax Qasaaro Geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com)- Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Magaalada.
Qaraxa oo ahaa miino lagu soo...
SAWIRRO: Madaxweynaha Itoobiya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoontay Safiirka Cusub ee...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Ethiopia Sahle -work Zewde ayaa qasriga madaxgooyada dalkaas ku qaabishay Cabdul-xakiim Cabbdullaahi Xaaji Cumar (Cameey) danjiraha dowlada Soomaaliya...
XOG XASAASI AH: Maxaa ka jira in Xukuumada Somaliland ay la...
Boorame (Halqaran.com) - Xukuumada Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku guuleysatay inay soo xero galiso Jabhada (Xoreynta Awdal) oo dhowaan si...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay gobolka Bari iyo Khasaare...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal ku dhex maray deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka Ururka...
Madaxweyne Farmaajo oo galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxaweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii kala qaybgalay Shirka Dadweynaha iyo Horumarinta ee Nairobi ayaa Jimcihii galabta dib ugu...







