Monday, July 27, 2026
25.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Madaxda Qaranka ay qorsheynayaan inay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho, si loo dejiyo...
Weriye Ahmed Abdi

Cabsi xooggan oo la soo deristay shacabka reer Cadaado iyo Wararkii...

Cadaado (Halqaran.com) -  Bulshada ku dhaqan Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa la soo deristay cabsi, ka dib markii maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ay...
Weriye Ahmed Abdi

Nin soo xirtay dharka Dumarka oo lagu qabtay magaalad Guriceel

Guriceel (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ku qabteen nin la sheegay in uu xirnaa dharka dumarka. Ciidamada Dowladda...
Duuliye

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Xubno ka Mid ahaa Isxilqaameyaasha...

Muqdisho (Halqaran.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha ee...
Duuliye

Sarkaal Sare oo Muhiim u ahaa Somaliland oo...

Garowe (Halqaran.com)- Sahal Faarax Raage oo ahaa G/Dhexe kuna magacaabnaa Xeer ilaaliyihii Maxkamadda sare ee ciidamada Somaliland ayaa sheegay inuu isku dhiibey...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxay beesha caalamka ka tiri heshiiskii ay gaareen Farmaajo iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay Heshiiskii magaaladda Nairobi ay kuwada gaareen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo kenya. Qoraal ka soo baxay dalalka iyo hay’adaha...