Saturday, January 17, 2026
25.5 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO + XASAASI: Boqor Buur-madow oo Afka furtay, ‘‘Isma casilayo Cabdirashiid Riyo Raac, haddii ay Somaliland ku kala tageyso maanta”!

Hargeysa (Halqaran.com) – Boqor Cismaan Buur-madow ayaa sheegay inaysan suurto gal ahayn inuu Waqtigan is-casilo Cabdirashiid Riyo raac  oo Muran dhaliyey markii lagu soo daray gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna Buur-Madow sheegay Arintaasi inaan wax dhexdhexaadin ah laga geli Karin.

“Cabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso, Waa Nin Habarjeclo ah oo Beeshu isku raacsan tahay , waa nin Dhaartay oo Baarlamaanku Ansixiyey, Sankaa idiin dalloola cid badalaysaa ma jirto”. Ayuu Yiri Boqor Buur-madow

Boqor Cismaan Buur-madow ayaa dhinaca kale soo hadal qaaday,  in uu aad  ula yaabay  Hab dhaqanka Labada Guddoomiye ee Faysal Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro, Wuxuuna sheegay inay soo Xuleen Dad Qoyskooda ah iyaguba markii ay soo xulayeen Xubnaha ugu Jira Komoshinka Doorashooyinka.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka Boqor Buur-Madow:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DAAWO SAWIRRO: RW Xasan Cali Kheyre oo Caawa dalka dib ugu soo laabtay, kadib safaro uu ku tagay..

SAWIRRO: Sareeye guuto Kaniif oo maanta kormeeray Saldhiga booliska ee gobolka Mudug

UPDATE: Ogow Sababtii maanta labaatanka Askari loogu xiray Boosaaso & Wararkii ugu dambeeyay.

Duqeyn khasaare geysatay oo galabta ka dhacday gobolka Shabeellaha hoose & Xaaladda oo…

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...