Monday, June 15, 2026
25.3 C
Mogadishu

AKHRISO + XOG XASAASI: DF Somaliya oo go’aan cad ka qaadatay khilaafkii hareeyay Sheekh Umal iyo Sheekh Soomow! (Maxaa cusub?)

Bidix, Sheekh Umul iyo Sheekh Soomow

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba joojisay muxaadaro qorshaha uu ahaa in magaalada Muqdisho uu ku qabto Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.

Muxaadaradan in la joojiyo ayaa ka dambeysay, kdadib markii Khilaaf uu soo kala dhex galay Sheekh Soomow oo ka mid ah Culimada Suufida iyo Sheekh Umal.

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegtay in Sheekh Umal uu Warbaahinta Muxaadaro wacyigelin ah ka jeedin doono inta uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho.

Halka hoose akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...