Tuesday, July 28, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

”DF Soomaaliya ayaa carqalad ku ah dhismaha maamulka Galmudug-ta cusub” waxa...

Dhuusamareeb  (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Ciise oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee waqtigoodu sii dhammaanayo ayaa wuxuu Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay...
Editor

Wasiir Sabriye oo taageero u raadinaya xubno ay gadaal ka riixeyso...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye oo booqasho ku joogga Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa uu taageero u raadinaya xubno ay...
Editor

XOG LA OGAADAY: Khilaaf culus oo ka dhex-qarxay Farmaajo iyo Kheyre...

Muqdisho (Halqaran.coom) – Warar lagu kalsoonyahay oo ay Halqaran.com ka haleyso xubno ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya, ayaa sheegaya, in uu khilaaf iyo kala shaki...
Editor

Hoggaamiyaha cusub ee ONLF oo si cajiib ah uga hadlay Khilaafka...

Nairobi (Halqaran.com) - Guddoomiyaha cusub ee Ururka ONLF Cabdiraxmaan Maadey ayaa markii ugu horreysay ka warbixiyay kulan uu la qaatay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Xiisad ka dhalatay ciidankii Itoobiya ee ku qul-qulay Dhuusamareeb...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Dood ayaa ka dhalatay Ciidamo Itoobiyaan oo la geeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda mamulka Galmudug, kuwaasoo dadka qaarkood ay sheegeen in...
Weriye Ahmed Abdi

Faah-faahin cusub oo ku saabsan Dilkii galabta Muqdisho loogu geystay Jeneraal...

Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxeysa dilkii gelinkii dambe maanta Jeneraal Yuusuf Cali Qasaaye (Yuuuf Cagey) loogu gaystay Magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa...