Tuesday, May 26, 2026
26.2 C
Mogadishu

AKHRISO: Madaxweyne Waare oo Xilalkii ka qaaday Wasiirrada Amniga iyo Warfaafinta ee HirShabeelle

Madaxweynaha maamulka HirShabeelle, Maxamed Cabdi Waare

Jowhar (Halqaran.com) – Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka HirShabeelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa Xilalkii looga qaaday Wasiirada Amniga Gudaha iyo Warfaafinta Waxaana Xilalkaas loo Magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Hon Maxamed Kheyre Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed.

HALKA HOOSE KA AKHRISO WAREEGTADA:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...