Thursday, June 18, 2026
27.4 C
Mogadishu

DF Soomaaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay beelaha ku dagaallamay gobolka Mudug

Muqdihso (Halqaran.com) –  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay dhammaan dhinacada ku lug leh dagaalkii ka dhacay gobolka Mudug.

War qoraal ah oo ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhinacyada ku dagaallamay gobolka Mudug ay si shuruud la’aan ah colaada ku joojiyaan.

“Xukuumaddu waxay ugu baaqeysaa dhammaan dhinacyada ku lug leh colaadaan in ay si shuruud la’aan ah u joojiyaan, kana dhawrsadaan waxyaabaha kicin kara colaad horleh” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay golaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Haddaba hoose ka akhriso Baaq-nabadeedka Xukuumadda:

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...