Tuesday, April 21, 2026
31.9 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah degmada Afgooye & barakac socda

Afgooye (Halqaran.com) – Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay xaafado ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, halkaasi oo ay isaga barakaceen boqolaal qoys.

Boqolaal qoys oo guryahooda ka agdhaw wabiga ayaa isaga baxay xaafadda damaley ee degmada Afgooye, kadib fatahaad xooggan oo uu xaafadaasi iyo kuwa kaleba ka sameynayo wabiga.

Xaafadaha Baalguri, Aaytire, iyo Damaley ayuu fatahaadda ugu daran ka sameynayaa wabiga Shabeelle.

Maamulka Degmada Afgooye ayaanan sameynin illaa hadda wax gurmad ah, waxaana dadka ay dalbanayaan in laga hortago fatahaada Wabiga uu ka wado Magaalada Afgooge gudaheeda.

Halka hoose ka daawo Sawirrada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...