Tuesday, April 21, 2026
29.6 C
Mogadishu

UPDATE: Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Lasoo Afjaray Weerarkii Hoteelka SYL

Muqisho (Halqaran.com) – Ciidamada Amniga ayaa Soo Gabagabeeyay Howlgalkii ay ka Wadeen Hotel SYL, Dhammaan 5-tii Dhagarqabe Ee Weerarka soo qaaday Waa La toogtay.

Khasaaraha weerarka ka dhashay guud ahaan waa 5 qof 2 askari oo ka tirsan ciidanka qaranka, Garsoore ka tirsan maxkamada G. Banadir iyo 2 Qof oo dadkii Shacabka ahaa hotelka Nasashada u joogay.

Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada, Ciidamada Booliska iyo Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee NISA ayaa howlgalka ka qeybqaatay.

Intii uu howlgalku socday waxa ay ciidamadu ku guuleysteen in ay gudaha Hotel-ka SYL kasoo badbaadiyaan ku dhawaad boqol qof oo kamid ahaa dadkii ku jiray hotelka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com

Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...