Weerarka Hoteelka SYL oo la soo Afjaray
UPDATE: Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Lasoo Afjaray Weerarkii Hoteelka SYL
Muqisho (Halqaran.com) - Ciidamada Amniga ayaa Soo Gabagabeeyay Howlgalkii ay ka Wadeen Hotel SYL, Dhammaan 5-tii Dhagarqabe Ee Weerarka soo qaaday Waa La toogtay.
Khasaaraha weerarka...




