Tuesday, April 21, 2026
29.6 C
Mogadishu

Maamulka Hirshabelle oo War cad ka soo Saaray Arimaha Doorashoyinka Dalka ka dhici doona

Jawhar (Halqaran.com)- Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta waxa ay warsaxaafadeed ka soo saareen, arrimaha ku aadan doorashooyinka dalka lagu qaban doono sanadka nagu soo food leh ee 2020/2021.

Warsaxaafadeedka oo ka koobnaa ayaa waxaa lagu cadeeyay ilaa Lix (6) qodob oo waa weyn, waxaana ka mid ahaa in mamulka Hirshabeelle uusan aqbali doonin muda kororsiga ay doonayso xukuumadda Soomaaliya sida hadal ka ay u dhigeen Maamulka Hirshabelle.

Sido kale waxay warsaxaafadeed ayaa waxaa lagu xusay in Maamulka Hirshabelle uu doonayo in ay dalka ay ka dhacdo doorsho hal qof iyo cod ah sida balankuba ahaa mar kii hore.

warkaan ka soo yeeray Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa uu ku soo aadaya, xilli maanta magaalada Jowhar ee Caasimada ku meelgaarka ah ee Hirshabelle, ayaa waxaa kullan ku dhaxmaray, madax ka socota Beesha Caalamka iyo madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare,kullan ayaa waxaa looga wada hadlay arrimo ay ka mid tahay doorshooyinka dalka uu gali doono Sanad ka 2020/2021.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Oo Dhammaystiran:-

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...