Sunday, August 2, 2026
26 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo go’aano cusub ka soo saartay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aano cusub oo ku socda masaajida dalka ku yaalla, xilli laga...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo ka hadlay muddo kororsiga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horreysay si daahfuran uga hadlay wararka sheegaya...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Wariye Mukhtaar Catoosh oo weli ku xiran Baydhabo & K/Galbeed...

Baydhabo (Halqaran.com) - Wariye Mukhtaar Maxamed Catoosh oo ka tirsan Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa maalintii labaad ku xiran Magaalada Baydhabo ee Xarunta...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Isbitaalka Martiina oo si dhammeystiran loo qalabeeyay si loogu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa in sida ugu habboon uguna dhaqsaha badan loo xakameeyo cudurka CODIV-19, ayaa qalabkii caafimaad ee loo...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo ganacsatada ugu baaqday inay Safka hore ka galaan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in hantidooda ay uga qayb...
Editor

RW Kheyre oo Safiirrada dalalka Saaxiibka la ah Somaliya iyo Beesha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey'adaha caalamiga ah ee...