Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Duqa Muqdisho oo xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Shibis, Xabsigana dhigay!...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Isniinta Maanta ah waxa uu xilkii guddoomiyenimo ka...
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta muddo kordhin u sameeyay Madaxweyne Laftagareen
Baydhabo (Halqaran.com) - Xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur Galbeed, ayaa isniinta maanta waxay muddo kordhin u sameeyen Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Cabdi (Laftagareen), kadib kulan ay ku...
Guddoonka labada aqal oo shaaciyay in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga...
sd
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Isniinta maanta ah xaqiijiyeen in dib loo dhigay furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka...
Wararkii ugu dambeeyay laba qarax Khasaare geystay oo maanta ka dhacay...
Awdheegle (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in laba qarax oo miino ah ay halkaasi ka dhaceen.
Wararka...
VIDEO: Guddiga ka hor-tagga Coronavirus oo ka digay khatarta ka dhalan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed Cali Fuje, oo xalay ka war bixiyay dadaallada ay wadaan guddiga qaran ee kahor...
Nin hubeysan oo 16 ruux ku dilay dalka Canada, isna markii...
Canada (Halqaran.com) - Nin hubeysan oo watay gaari booliis ah ayaa dilay ugu yaraan 16 qof oo ay ku jirto haweeney halka la yiraahdo...







