Saturday, August 1, 2026
24.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Soomaaliya oo laga diiwaangeliyay tiradii ugu badneyd Cudurka Coronavirus (Covid-19)

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in tiradii ugu badneyd laga helay Cudurka COVID-19, tan iyo markii dalka laga helay. Warbixinta maalinlaha...
Weriye Ahmed Abdi

Guddoomiyaha cusub ee G/Hiiraan oo si kulul ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland...

Beledweyne (Halqaran.com) - Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa si adag uga jawaabay codsi uu...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Puntland oo soo furtay gaari xamuul ah oo la dhacay,...

Garowe (Halqaran.com) - Ciidanka dowlad goboleedka Puntland ayaa Talaadadii maanta ku guuleysteen inay soo furtaan gaari xamuul ahaa, oo xalay wadada loo galay, kaasoo...
Weriye Ahmed Abdi

Lix ka mid ah ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee...

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in maanta qarax miino lagu dilay lix ka mid ah ciidamada sida gaarka...
Jama Sh. Yusuf

VIDEO: Wasaarada Caafimaadka oo ka warbixisay dadaallada lagu ballaarinayo xarumaha lagula...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta ka war bixisay xaaladdii ugu dambeeyay ee...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo gurmadkii ugu horreeyay oo caafimaad soo gaarsiiyay Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Deeqdan caafimaad oo  ah deeqdii  ugu horeysay ee noooceeda ah ee ka timid Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii maanta  lagu wareejiyay Wasaaradda...