Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dowladda oo Hirgelisay Xarunta Dhexe ee Xiriirka Cudurka Coronavirus +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa hirgelsiay xarunta dhexe ee xiriirka oo laga hagayo, talooyina laga siinayo dadka uu soo ridanayo xanuunka Covid-19 iyo...
Madaxweynaha Somalilad oo si kulul uga hadlay dagaal khasaare geystay oo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadley dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay...
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo maanta magacaabis cusub sameeyay
Garowe (Halqaran.com) – Muddooyinkii dambe oo dib u habeyn ay ku socotay taliyeyaasha Booliska ee Gobolada Puntland ayaa Axaddii maanta Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni,...
UPDATE: Somaliland oo xaqiijisay ruuxii Afaraad oo laga helay Cudurka Coronavirus
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Axaddii maanta xaqiijisey kiis Cusub oo ah qof laga helay Cudurka Coronavirus oo horey Somaliland looga helay.
Agaasimaha...
Dagaal Khasaare geystay oo ka dhacay deegaan ka tirsan G/Sanaag &...
Sanaag (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag, aya sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Fadhigaab oo ka...
Puntland oo sheegtay inay kordhinayaan xarumaha la tacaalidda Cudurka Coronavirus
Garowe (Halqaran.com) - Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen inay kordhinayaan Xarumaha lagula tacaalayo dadka laga helo ama looga shakiyo Cudurka...







