Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay cabsi laga qabo in uu fatahaad sameeyo...
Jowhar (Halqaran.com) – Kaddib markii saacadihii la soo dhaafay uu Roobka Guga ka da’ayay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa haatan soo...
Sacuudiga oo xayiraadii ka qaaday xoolaha Soomaalida ee loo dhoofin jiray...
Riyad (Halqaran.com) - Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa shaaca ka qaaday in xayiraadii ay ka qaaday xoolaha kala duwan ee Soomaalida ee loo iib geeyo...
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo shaaca ka qaaday in koox loo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in la diyaariyay koox loo tababaray sida...
Dowladda Somaliya oo Xaqiijisay inay Korortay tirada dadka u dhimanaya Cudurka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku dhacay...
Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay barnaamijka Baxnaano ee lagu taakuleynayo qoysaska danyarta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah, iyada...
Dal awood uu ku maareeyo u waayay meydadka dad u dhintay...
Ecuador (Halqarna.com) – Waxaa la shaaciyay tirada dhimashada dalka Ecuador, iyadoo markii hore aheyd 403, balse kiisaska tirada dhimashada ee cusub ee hal gobol...







