Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Shiinaha oo jawaab ku habboon siiyay madaxweyne Trump
Beijing (Halqaran.com) - China ayaa maanta beenisay eedeymaha dalalka Reer Galbeedka ee ah inay qarisay xaddiga faafitaanka cudurka Coronavirus, waxayna sidoo kale ku gacan...
Wariye Gurbiye oo si xun lagula dhaqmay Xabsiga dhexe ee Xamar...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa lagu soo warramayaa in ciidamada Asluubta ee maamula xabsigaasi ay si xun ula dhaqmeen wariye Cabdicasiis...
Duulimaadyadii tagi jiray deegaannada Hirshabelle oo la hakiyay
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa amar ku bixiyay in la hakiyo dhammaanba duulimaadyada yimaada Deegaanada Hirshabelle.
Digreeto saqdii dhexe xalay...
DAAWO VIDEO: Wasiirka Caafimaadka oo ka war bixisay xaaladihii ugu dambeeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda, Maamulka Gobalka Banaadir, Taliska Booliska, Culimada iyo Dhaqaatiirta ayaa si toos ah bulshada ugala hadlay xaaladda COVID-19 ee dalka.
Wasiirka Caafimaadka...
UPDATE: Askari ka tirsan ciidamada DF Somaliya oo caawa lagu dilay...
Guriceel (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu diley askari ka tirsnaa Ciidamada Dowladda...
Madaxda Puntland iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo kawada hadlay saameynta Cudurka...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah...







