Saturday, August 1, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu dilay Ceelasha Biyaha,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Koonfureed Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya kooxo hubaysan ay halkaasi ku toogteen Askar ka...
Weriye Ahmed Abdi

Fanaankii waynaa Cumar Shooli oo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday alle ha u naxariistee fanankii waynaa ee Cumar Cabdulle (Cumar Shooli), iyadoo maanta barqadii lagu...
Weriye Ahmed Abdi

Baydhabo: Madaxweyne Laftagareen oo tiro maxaabiis ah cafis u fidiyay

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Cafis u fidiyay maxaabiis ku xiran xabsiga magaalada Baydhabo. Maxaabiistan...
Weriye Ahmed Abdi

Fanaankii weynaa Cumar Shooli oo geeriyooday

Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday fannaankii weynaa ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulle Shooli, oo muddooyinkanba ku xanuunsanayay Magaalada...
Editor

UPDATE: Dowladda Soomaaliya oo Canshuur Dhaaf ku dhawaaqday

Muqdisho (Halqaran.com) - Dawladda Soomaaliya ayaa canshuur dhaaf u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada, oo aysan...
Weriye Ahmed Abdi

DF Somaliya oo ka mahadcelisay qalabka caafimaad ee Imaaraadka Carabta ugu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawziya Abikar Nur, ayaa maanta oo Talaado ah kula wareegtay gegidda...