Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray madaxweynaha JF Somaliya, Culimada iyo Ganacsatada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Axadda maanta kulan talo wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo...
Guddoomiyaha degmada Wanlaweyn iyo ku-xigeenkiisa oo shaqo joojin lagu sameeyay &...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaacisey inay shaqo joojin ku sameeysay gudoomiyaha degmada Wanlaweyn iyo ku-xigeenkiisa.
Wareegto kasoo baxdey...
Madaxda maamulka Hirshabelle oo ka hadlay geeridii ku timid wasiiru dowlihii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Axaddii maanta Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho cudurka Coronavirus ugu geeriyooday, Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Cadaaladda maamulka Hirshabeelle, sidoo kalena ahaa...
DF Soomaaliya oo si weyn u taageertay go’aanka ka soo baxay...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed kasoo baxey Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa taageero loogu muujiyey warkii kasoo baxey baaqa ka...
Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sanad-guurada 60-aad
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka...
Mareykanka oo noqday dalka ugu dhimashada badan dunida cudurka Coronavirus
New York (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa haatan noqday waddanka ugu dhimashada badan marka la eego dadka u dhimanaya cudurka Coronavirus caalamka oo dhan, waxa...







