Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Sanaag & Wararkii ugu dambeeyay...
Sanaag (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino cusub oo dheeraad ah kasoo baxaya dagaal Khasaare geystay oo labo maleeshiyo beeled ku dhexmaray deegaano ka tirsan gobolka...
Ganacsatada Jubbaland oo looga digay inay faa’ido ka raadiyaan saameynta Cudurka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa ganacsatada Jubbaland uga digay in aysan kordhinin qiimaha badeecadaha ay iibiyaan iyaga oo ka faaiidaysanaya...
XOG: Maxaa ka jira in la xiray Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho?...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho la xiray, kaddib markii looga cabsooday faafitaanka cudurka...
UPDATE: Dadkii uu la kulmay Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle ee...
Jowhar (Halqaran.com) – Iyadoo wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle ahna Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka maamulkaasi laga helay Cudurka Coronavirus ayaa mas‘uuliyiinta maamulka Hirshabelle...
Baydhabo: Booliska Koonfur Galbeed oo meel fagaaro ah ku gubay Qaad...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta kmg ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya, in ciidamada booliska ee maamulkaasi...
Sarkaal ka tirsan Hay’adda Socdaalka Somaliya oo lagu dilay Gaalkacyo iyo...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Al-Shabaab ayaa sheegtay mas‘uuliyadda dil xalay Magaalada Gaalkacyo qaybta Waqooyi loogu gaystay Sarkaal ka tirsanaa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.
Sarkaalka ayaa...







