Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo guddoomiye cusub u magacaabay Nugaal, kaddib markii...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddoomiyaha gobolka Nugaal, kadib markii Qarax ismiidaamin ah 29kii Bishii Maarso lagu...
GOOD NEWS: Rajo laga qabo helidda tallaalka Cudurka safmareenka ah ee...
London (Halqaran.com) - Talaal loogu talagalay la dagaalanka Cudurka Coronavirus ayaa lagu wadaa inuu diyaar noqdo bisha September sida laga soo xigtay barafasoor ka...
Somaliland oo xaqiijisay in kiisas cusub oo Coronavirus laga helay Hargeysa...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa xaqiijisay Kiisas cusub oo ku saabsan Cudurka Coronavirus (Covid-19).
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Badde ayaa sheegay in kadib markii...
Xildhibaan Mahad Salaad ‘‘Daryeel xumo ayuu Isbitaal Martiini ugu dhintay Wasiir...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay daryeel xumo inuu Isbitaalka Martiini ugu dhintay Wasiiru dowlihii Cadaaladda...
Madaxweyne Reccep Erdogan oo ka soo hor-jeestay is-casilaadda wasiirka arrimaha gudaha...
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Turkey, Reccep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii diiday inuu aqbalo is-casilaadda wasiirkiisa arrimaha gudaha oo ka dhalatay xanibaad deg deg...
DF Soomaaliya oo sheegtay goobaha uusan saameyn doonin Bandowga la saaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqdey in laga bilaabo 15 Bishan April Magaalada Muqdisho xilliyada habeenkii la gelinayo...







