Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

GOOD NEWS: Rajo laga qabo helidda tallaalka Cudurka safmareenka ah ee Coronavirus

London (Halqaran.com) – Talaal loogu talagalay la dagaalanka Cudurka Coronavirus ayaa lagu wadaa inuu diyaar noqdo bisha September sida laga soo xigtay barafasoor ka howlgasha Jaamacadda Oxoford.

Professor Sarah Gilbert ayaa BBC-da u sheegatay in la wado isku dayo lagu sameeynayo talaalka xanuunka Covid-19 loona baahan yahay in si tartiib-tartiib ah loo wado geedi socodka soo saarista tallaalka.

”Waxaanu dooneeynaa inaan ku bilowno soo saarid caddadeedu badan tahay si ay dad badan u qaataan talaalka”, ayay tiri.

”Ma ahan arrin cusub in shirkadaha ay soo saaraan tallaal cusub ka hor inta aysan ogaan wax tarkeeda. ma jirto cid dooneyso in iyadoo haysta tallaal uusan hadana u shaqeynayn”.

”Si dhakhsiya waa inaan u bilownaa si aan qiyaas ahaan u helno ilaa bilyan taalaal.”

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...