Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka jira in Xubno si dhow ula shaqeynayay Sheekh Mukhtaar...
Baydhabo (Halqaran.com) – Sida wararka nagu soo gaarayo, waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu xiray, xubno si dhow loola xiriirinayo Sheekh Mukhtaar...
Somaliland oo beenisay in la xirayo masaajidda Hargeysa
Hargeysa (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland ayaa sheegtay in aan la xirayn Masaajida.
Wasiirka diinta ee Somaliland Sheekh Khaliil ayaa sheegay in...
M/weynihii hore Somaliya Xasan Sheekh ‘‘Xariga wariyeyaasha waa dhaqan kali-talisnimo”!
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay dhibaatadda xarigga uu ka mid yahay ee lagu haayo Saxafiyiinta...
PUNTLAND oo u diyaar-garoobaysa la tacaalidda Cudurka Coronavirus (Covid-19)
Garowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay bilowday qorshe lagu diyaarinayo Haamaha keydiya Oxygen-ta si loo helo Oxygen ku filan Puntland oo...
DHAGEYSO: Xildhibaan sheegay inuu fashilmay qorshe lagu dili rabay Sheekh Mukhtaar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris (Ganey) oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu fashilmay isku day la doonayay...







