Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: ”Waxaa jira goobo uusan weli ka dhaqan-gelin amarkii dowladda Soomaaliya‘‘...
Muqdisho (Halqaran.com) - Korneyl Maxamed Aadan Koofi, agaasimaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa ka hadley go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku xirtey Xaduudaha dalka...
Maamulka Dhuusamareeb oo soo saaray amarro quseeya magaalada.
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Maamulka dowlada Hoose caasimadda Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan xafiiska Amniga iyo siyaasada ayaa soo saarey amar ku saabsan in...
Dagaal xooggan oo khasaare geystay oo ka dhacay Jubbada Hoose &...
Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro kala duwan geystay uu ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni,...
UPDATE: Xaaladda gabdhihii yaryaraa ee lagu kufsaday degmada Afgooye & Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dhakhaatiirta Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa weli la tacaalaya xaaladda caafimaadeed, ee gabdhihii wada dhashay, 1dii bishaana lagu kufsaday Degmada...
Siyaasi CCWarsame oo soo bandhigay halista uu leeyahay Covid-19 & Farriina...
Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxa uu ka hadlay halista Soomaalida iska indha-tireysa ee bad qabka Caafimaad iyo saameynta uu reebi...
Madaxweynaha Somaliland oo digniin u diray madax dhaqameedkii ka hadlay Midnimada...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta digniin u diray madaxda dhaqanka reer Somaliland.
Mr. Biixi ayaa dhaqanka Somaliland ugu...







