Saturday, August 1, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Caalamka
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Trump oo u hanjabay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO

Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa warbixin uu ku soo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go’aansaday hakinta tabarucaada Dawladda Mareykanku...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Dhaqtar caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku dilay dhaqtar caan ka ah magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya, in rag hubeysan...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Dab khasaare geystay oo ka kacay xarumo ganacsi oo ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dab Khasaare Hantiyadeed geystay ayaa ka kacay Xarumo ganacsi oo ku yaalla Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ahaa mid xooggan,...
Ahmed Mohamed

M/weyne ku-xigeenka Puntland ‘Axmed Karaash‘ oo kulan la qaatay guddiga gurmad...

Garowe (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe kulan kula qaatay guddiga gurmadka ee...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Kiisaskii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus oo laga helay degmada...

Mandhere (Halqaran.com) – Waxaa Talaadadii maanta degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya laga xaqiijiyay kiisaskii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus ah (COVID-19), waxaana...
Weriye Ahmed Abdi

Mareykanka: ‘‘Waxaan duqeyn ku Dilnay mid ka mid ah Aasaasayaashii Ururka...

G/Baay (Halqaran.com) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqayn ay 2-dii bishan April ka gaysteen deegaanka Bush Madiina ee Gobolka Baay lagu dilay sarkaal...