Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Al-Shabaab oo sheegtay in dagaal ay ku dileen ciidamo ka tirsan...
Janaale (Halqaran.com) – Al-Shabaab ayaa sheegtay dagaal inay ku dileen Ciidamo ka tirsanaa dowladda Federalka Soomaaliya, kadib dagaal ay ku qaadeen saacadihii la soo...
RW Kheyre oo wasiir u magacaabay Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye, kaddib...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradsa Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya.
Digreeto...
Coronavirus: Muhiim maloo arkaa in dadka oo dhan ay wejiga wada...
London (Halqaran.com) - Badankeen ma waxaa nagu waajib ah inaan xiranno marada wejiga si aan gacan uga geysanno hoos u dhigigga faafitaanka coronavirus?
Su`aashan ayaa...
Madaxweyne Farmaajo: ”Si deg-deg ah haloo joojiyo dagaalka ka socda Wanlaweyn”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay...
Maxaa ka soo baxay kulankii Madasha Xisbiyada iyo Midowga Yurub?
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Axaddii maanta Magaalada Muqdisho kulan kula...
Dhageyso Wareysi: Culumada Soomaalida oo wada wacyi-gelinta Cudurka Coronavirus
Nairobi (Halqaran.com) - Culumada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa ka hadlay waxa ay diinta Islaamka ka qabto ka hortaga cudurada faafa, sida Coronavirus oo...







