Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: DF Somaliya oo sheegtay in hadda kadib Muqdisho lagu baarayo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ku dhawaaqdey in uu shaqa bilaabay Sheybaarka dhexe ee Qaranka oo lagu baarayo...
Faa-faahin dheeraad ah iyo Wararkii ugu dambeeyay duqeyn dad shacab ah...
Jilib (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe shalay halkaasi ay ka dhacday...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo gaaray Wanlaweyn
Wanlaweyn (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute iyo Garsoorayaal ka tirsan maxkamadda Ciidamada ayaa gaaray Degmada...
Madaxweynihii hore Somaliya, Sheekh Shariif oo baaq u diray Madaxda DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa Madaxda Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay wax ka qabtaan dagaal beeleedyada...
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano hor leh oo ka...
Sh/hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa hawlgal ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose waxaa ugu suuragashay inay la wareegaan gacan...
Maxaa ka jira in heshiis horudhac ah ay gaareen Axmed Madoobe,...
Nairobi (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya, in uu jiro is-afgarad aan weli la dhammeystin oo dhexmaray...







