Monday, April 27, 2026
29.9 C
Mogadishu

Dhageyso Wareysi: Culumada Soomaalida oo wada wacyi-gelinta Cudurka Coronavirus

 

 

Sheekh Maxamuud Maxamed (Sheekh Shibli)

Nairobi (Halqaran.com) – Culumada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa ka hadlay waxa ay diinta Islaamka ka qabto ka hortaga cudurada faafa, sida Coronavirus oo haatan dhibaato badan ku haya dalalka caalamka.

Sheekh Maxamuud Maxamed (Sheekh Shibli) oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo wareysi siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da, ayaa waxa uu kaga hadlay waxa la gudboon iney dadku sameeyaan si looga hortago khatarta cudurka COVID-19.

Idaacadda VOA-da ayaa waxa ay waydiisay ugu horreyn, in xiliyadii hore ay jiri jireen cudurro la mid ah Coronavirus iyo sidii loola tacaali jiray iyadoo la raacayo diinta Islaamka.

Haddaba halka hoose ka dhageyso Wareysiga Sheekh Shibli:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...