Sheekh Maxamuud Maxamed
Dhageyso Wareysi: Culumada Soomaalida oo wada wacyi-gelinta Cudurka Coronavirus
Nairobi (Halqaran.com) - Culumada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa ka hadlay waxa ay diinta Islaamka ka qabto ka hortaga cudurada faafa, sida Coronavirus oo...




