Sunday, August 2, 2026
24.4 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Arag Sawirka: Meydka Wiil Dhallinyaro ah oo  laga helay Xeebta Xamarweyne

  Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa duhurnimadii Axadda maanta Xeebta Degmada Xamarweyne laga helay meydka Wiil dhalinyaro ah, oo dadka deegaanka ay sheegeen inay soo tuftay...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Shirkadda Turkish Airline oo si rasmi ah u joojisay duulimaadyadii...

Turkey (Halqaran.com) - Shirkadda duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Turkish Airline ayaa si rasmi ah u shaacisay inay joojisay duulimaadyadii ay...
Weriye Ahmed Abdi

Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Caafimaad oo lagu xiray Muqdisho, kaddib markii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda ayaa Axaddii maanta Magaalada Muqdisho ku xiray Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Maxamuud Maxamed Buule. Wararka ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed oo ku baxay beello...

Diinsoor (Halqaran.com) – Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay gaareen degmada Diinsoor ee gobolka Baay, waxayna...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Mas’uul ka tirsan wasaaradda Maaliyadda Puntland oo lagu qarxiyay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaare geystay. Qaraxan ayaa waxaa lagu soo xiray gaari...
Weriye Ahmed Abdi

Booliska Itoobiya oo Addis Ababa ku qabtay hub iyo dhar ciidan...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Komishinka Booliska ismaamulka magaalada Addis Ababa ayaa sheegay hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah in lagu qabtay bakhaar...