Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Somaliya oo si kulul uga hadashay gabdho yar oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareeyay kufsi arxan darra ah oo ka...
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Shabeellaha hoose iyo Wararkii ugu...
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya, in qarax khasaare geystay uu halkaasi ka dhacay.
Qaraxan oo ahaa...
RW Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Norway oo ka hadlay xakameynta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliy,a mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Norway, Ine Eriksen Soreide oo maanta yeeshay kulanka dhanka...
COVID-19: Donald Trump oo xeeladda bedelay kadib markii runta uu arkay
Washington (Halqaran.com) - Ma jirto wax xilligan daah la saarayo oo qarsoon. Ma jirto rajo ku saabsan daweyn mucjiso ah amaba ganacsiyada oo dib...
Somaliland oo u hanjabtay Odayaal dhaqameed ka hadlay wada hadallada DF...
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaliland ayaa sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan Odayaal dhamaqameed ka hadley in dib loo bilaabo...
Yusuf Garaad oo si kulul uga hadlay qaabka ay NISA u...
Mana sahashan karo eedeyn ku saabsan khatar ka dhan ah Amniga Qaranka.
Haddana ma jecleysan farriinta ay NISA soo jeedisay, Goobta ay ku soo bandhigtay...







