Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Puntland oo tababar u soo xirtay ciidamo loogu magac daray Galeyr...
Qardho (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Arbacadii maanta Magaalada Qardho tababar ugu soo xiray ciidan cusub,...
UPDATE: Kenya oo ku sii kordhay tirada dadka uu ku dhacay...
Nairobi (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay 29 ruux oo hor leh in uu ku dhacay Fayraska Corona (COVID-19), sida uu sheegay wasiirka caafimaadka...
Somaliland oo Jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray DF Soomaaliya...
Hargeysa (Halqaran.com) - War kasoo baxey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaarada aan la soo gaarsiin laba kiis...
CORONA NEWS: Maamulka Puntland oo dad ay karantiishay ku wareejisay maamulka...
Galmudug (Halqaran.com) - Guddiga ka hortagga faafitaanka Fayraska Corona (COVID-19) ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dad laga shakiyey, balse la...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed oo ay ku dhinteen dad badan...
Kismaayo (Halqaran.com) – 24-kii saac ugu dambeysay ayaa waxaa dagaalkaan ku dhintay toddobo iyo toban qof, oo maleeshiyada labada beelood ah.
Toddobaadkan oo keliya ayaa...
Laacibkii Xulka Qaranka Somaliya Saciid Ducaale oo ku geeriyooday dalka Yemen...
Yemen (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa Arbacadii shalay dalka Yemen ku geeriyooday, laaciibkii xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliyeed iyo kooxdii Horseed Saciid...







