Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay 574 maxbuus oo ku...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu Arbacadii maanta soo saaray ku cafiyay Maxaabiis kala duwan oo ku xirnaa...
Saciid Cali Fiqi oo maanta loo doortay gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka...
Baydhabo (Halqaran.com) – Danjire Cali Saciid Cali Fiqi ayaa Arbacadii maanta loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed, kaddib doorasho ka...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ‘Odawaa’ oo isku day dil ka badbaaday
Janaale (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Gen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka badbaaday isku day dil, kadib markii Al-Shabaab ay ku weerareen...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Somaliya ‘Nuur Cadde’ oo u geeriyooday Cudurka...
London (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xassan Xusseen (Nuur Cadde) ayaa subixii Arbacada maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada London,...
UPDATE: Sicir barar xooggan oo ka dhashay Fayraska Corona oo ka...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ka jira sicir barar xoogan, oo ka dhashay xanuunka sida ba’an dunida ugu sii baahaya...
James Swan oo farriin ku aadan COVID-19 u jeediyay madaxda DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Soomaaliya iyo dalal kale oo badan oo adduunka ah, waxay wajahayaan xilligaan caqabadda aan horay loo arag ee ka dhashay cudurka...







