Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xiisad dagaal oo ka jirta duleedka Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay ka taagan tahay duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo, halkaas...
DEG DEG: Al-Shabaab oo toogtay 6 nin oo ay basaasnimo ku...
Bu’aale (Halqaran.com) – Al-Shabaab ayaa goor-dhow sheegay inay magaalada Bu’aale ee Gobolka Jubbada hoose ku toogteen lix nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsan...
AKHRISO: Lix dal oo African ah oo aan weli laga helin...
Bujumbura (Halqaran.com) - Lix dal oo ka mid ah 54-ka dal ee qaaradda Africa ayaa ku jir liiska dalal yar oo faro ku tiris...
Laba toddobaad oo la mamnuucay in loo dabaal-tago Xeebta Liido
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga heer Gobolka ee Maamulka Gobolka Banaadir u qaabilsan ka hortaga caabuqa Corona Virus (COVID19) oo ay hoggaamiso guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Cape-Town (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay dalka Koonfur Afrika, iyadoo weli aanu jirin isbeddel ku yimid dhanka ammaanka...
Liiska Musharraxiinta xilka guddoonka cusub ee Baarlamaanka K/Galbeed
Baydhabo (Halqaran.com) - Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta soo gebagabeeyeen diiwaangelinta musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka...







