Wednesday, April 22, 2026
27.6 C
Mogadishu

Liiska Musharraxiinta xilka guddoonka cusub ee Baarlamaanka K/Galbeed

 

Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta soo gebagabeeyeen diiwaangelinta musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo labadiisa kuxigeenka.

Xilka guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa isku soo taagay Shan musharax oo kala ah laba u taagan qabashada xilka guddoomiyaha iyo laba u sharaxan xilka guddoomiye ku-xigeenka 1aad iyo mid u sharaxan xilka guddoomiye ku-xigeenka labaad.

Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigey magacyada Musharixiinta ku tartamaya xilka Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Halka hoose ka akhriso Liiska Musharraxiinta:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...