Friday, July 31, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

AMISOM oo shaacisay inay xirtay xerada Xalane ee Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Midowga Afrika Amisom ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in la xiray xerada Xalane laga bilaabo...
Weriye Ahmed Abdi

Meydka wiil dhallinyaro ah oo laga helay xeebta magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Axaddii maanta Xeebta magaalada Muqdisho laga helay meydka wiil dhallinyaro ah, ka gadaal markii ay soo tuftay badda. Wiilkaan dhallinyarada ah...
Weriye Ahmed Abdi

Sarkaal ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso & Wararkii ugu...

Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu soo warramayaa in halkaasi uu maanta ka dhacay dil loo geystay sarkaal ka...
Weriye Ahmed Abdi

Qalabka ka hortaga Fayraska Corona oo lagu wareejiyay K/Galbeed, Jubbaland iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa qalab loogu talo galay ka hortagga Cudurka Coronavirus, waxa ay ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir,...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn ka dhacday gobolka Baay iyo DFS iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Taliska Mareykanka ee Africom ayaa si wadajir ah u sheegay duqeyn ka dhacday Gobolka Baay in lagu...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Intuu ku dambeeyay baaritaanka dilkii AUN Duqii hore ee Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaan faah-faahin badan ka bixin, halka uu ku...