Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Puntland oo karantiishay Ajaaniib looga shakiyay Fayraska Corona (COVID-19)
Garowe (Halqaran.com) - Puntland ayaa Sabtidii maanta shaacisay inay karantiileen dad looga shakiyay Coronavirus, kuwaasi oo ku sugan Magaalada Garowe ee Xarunta Puntland.
Wasiir Ku...
Wararkii ugu dambeeyay qarax miino oo lala beegsaday kolonyo gaadiid ay...
Janaale (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in qarax miino loo dhigay gaadiid kolonyo ah oo ay...
Goormuu bilowday xiriirka Soomaaliya iyo Masar?
Qaahira (Halqaran.com) - Xiriirka Soomaaliya iyo Masar waa mid soo jireen ah oo soo bilowday kumanaan sano ka hor xilliga dhulka Soomaalida loo yaqiinay...
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in loo hoggaansamo talooyinka caafimaad ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii...
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda caafimaad ee R/wasaarihii hore ee Nuur Cadde
London (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaliya, Ambasaddor Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), ayaa ku xanuunsanaya dalka Ingiriiska...
Mareykanka oo noqday dalka ugu daran ee uu aadka u saameeyay...
Washington (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in dalkaasi uu noqday dalka ugu daran ee Coronavirus uu saameeyay, ka dib markii...







