Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Xiisad weli ka taagan dilkii ka dhacay Dhuusamareeb iyo NISA...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in weli ay xiisad ka taagan tahay magaaladaasi, kadib markii sabtidii lagu dilay...
DF Soomaaliya oo shaacisay inay joojisay duulimaadyadii gudaha dalka
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadyadii gudaha ee isaga kala gooshi jiray magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka.
Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya...
Xilliga la qabanayo doorashada guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay
Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga doorashooyinka baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay xilliga ay dhici doonto doorashadda Guddoonka baarlamaanka...
DAAWO VIDEO: M/weyne Muuse Biixi, C/raxman Cirro iyo Faysal Cali Waraabe...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo labada guddoomiye Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng....
Madaxweyne Saciid Deni oo sheegay inay qaateen tallaabooyin la xiriira Fayraska...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Cudurka dilaaga ah ee Coronavirus oo dunida si wayn u...
Askari ka tirsan ciidanka DF Somaliya oo wiil dhallinyaro ku dilay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in halkaasi uu maanta ka dhacay Dil.
Wararka ayaa sheegaya, in...







