
Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo labada guddoomiye Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali Waraabe oo Sabtidii maanta si wadajir ah Saxaafadda ula hadlay ayaa ka dhawaajiyay Saddex qodob oo kala ah:-
- Farriinta Bulshada Somaliland ee ku aadan Fayraska Corona (COVID-19).
- Deynta Bangiga Adduunka uu ka cafiyay Soomaaliya iyo
- Diidmadii golaha wakiilada Somaliland maanta ku diideen labadii xubnood ee Komishanka.
Halka hoose ka daawo Muuqaalka:
https://www.facebook.com/WarbaahintaMadaxtooyadaJSL/videos/210358856850768/
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





