Friday, May 1, 2026
28.1 C
Mogadishu

Xilliga la qabanayo doorashada guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga doorashooyinka baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay xilliga ay dhici doonto doorashadda Guddoonka baarlamaanka ee Koonfur Galbeed.

Arbacada na soo aadan ee 1-da bisha April ayaa sheegay inay dhaceyso doorashada guddoonka baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halka hoose ka akhriso Warqad ka soo baxday xafiiska guddiga qaban qaabada doorashada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...