Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Soomaaliya oo ku dhawaaqday qofkii labaad oo laga helay Cudurka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta ku dhawaaqday qofkii labaad oo Soomaali ah in laga helay Cudurka Coronavirus, kaasi oo ku sugan...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ ”Waxaan diyaar u ahay inaan si wadajir ah...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa balan qaaday mucaarad iyo Muxaafid si wadajir ah inuu ula shaqeyn...
JABUUTI oo la xaqiijiyay inuu ku sii kordhay cudurka Coronavirus
Jabuuti (Halqaran.com) - Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxay Arbacadii maanta xaqiijisay sagaal kiis oo cusub oo kale, lana xiriira cudurka dilaaga ah ee COVID-19, ee...
Wasaaradda Caafimaadka ee XF Somaliya oo soo saartay wacyigelin ku saabsan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay wacyigelin ku aadan Cudurka halista ah ee Coronavirus.
Haddaba halka hoose ka akhriso...
Dad isku qoys ahaa oo ku dhintay Qaraxii maanta ee Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya ismiidaamintii Arbacadii maanta ka dhacday meel ku dhow Isgoyska Sayidka, gaar ahaan halkii la...
Ciidamada DF Somaliya oo dagaal uga saaray Al-Shabaab deegaanka Daynuunaay &...
Daynuunaay (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya deegaanka Daynuunay ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta ay Ciidamada dowladda dagaal kula wareegeen deegaankaas,...







